18 Xildhibaaan oo isugu jira labada aqal ee Baarlamaanka 11aad ayaa qaatay shahaadada Xildhibaanimada, waxaana manta ay ahayd maalinta 3aad ee Shahaado Bixinta.
Akhriso Magacyada Xildhibaanada Shahaadada Qaatay.
- 1 Ibrahim Awgab Osman AS#06
- 2 Hassan Idow Mohamed AS#22
- 3 Nor Mohamed Gedi AS#18
- 4 Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
- 5 Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006
- 6 Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033
7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
- 8 Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
- 9 Ifrah Mohamed Awed GSH#037
- 10 Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235
- 11 Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46
- 12 Fardowsa Osman Egal HOP#232
- 13 Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS54
- 14 Deqo Hassan Hussein AS#43
- 15 Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008
- 16 Abdisamad Yusuf Mohamed AS#52
- 17 Mohamed Bashiir Ali GSH#083