Ammaanka Muqdisho oo la xaqiijinayo maalmaha ciidul-Adxa

0
325

Saraakiisha Dowladda Federaalka ayaa sheegay in ay sugi doonan amniga xaafadaha magaalada Muqdisho.

Talaabadan ayay saraakiishu ku sifeeyeen sabab la xiriirta maalmaha dadka Soomaaliyeed ay uga dabaal degayaan maalmaha ciidul –Adxa.

Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa saacadihii la soo dhaafay qaaday talaabooyinka ay ku doonayaan in ay ku sugaan amnifa caasimada.

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad dadka  ay u dabaal degayaan  maalinta ciidul Adxa

Radio Gedo News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here