Axmed Madoobe oo soo bandhigaya Liiska Aqalka Sare

0
288

Madaxwaynaha Maamulka  Jubbaland ayaa maanta lagu wadaa in soo magacaabo Liiska liiska musharaxiinta Aqalka sare ee Jubbaland

Liiskan soo bandhigistiisa  waxaa xigi doona in la siiyo musharaxiinta labo maalin oo olole ah, halka sidoo kale lasoo dhejin doono waqtiga khudbadaha iyo xilliga doorashada.

Diyaargarowga ku saabsan liiska in la so bandhigo ayaa ka soconaysa magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose

Si la mid ah degaanada Maamul Goboleedyada ayaa la filyaa in ay soo  gudbiyaan  Liiska Musharraxiinta  Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here