Maanta oo Khamiis ah magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland waxa ka qabsoonaya fadhiga 16-aad ee Kal-fadhigooda 48aad
Mudanayaasha Barlamaanka Puntland ayaa dood ka yeelan doona sida qorshuhu yahay arrimaha doorashooyinka waxana ay magacaabi doonaan
Xildhibaannada baarlamanka Maamulka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah yeelanaya guddi ka kooban 9 xildhibaan oo qaabilsan maamulidda doorashada xubnaha Aqalka sare.
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Deni ayaa isna laga sugaya in uu maalmaha soo socda Baarlamanka u gudbiyo liiska dadka u tartamaya xubnaha Aqalka sare.