BERBERA : Kalluumeysatada Magaaladaas oo Shaqa joojin sameeyay .

0
286

Shaqadii Kaluumaysatada Berbera ayaa  hakad ku yimid ka dib dabaylo ku dhuftay xeebaha Berbera ee Somaliland.

Waxa ay ku warameen Kaluumaystadan in xaalad adag oo xaga Nolosha ah ay soo wajahday ka dib markii ay noqdeen shaqo la’aan tan ay ahayd waxa keliya ay ku maaraynayeen Nolosha Qoyskooda.

Dabeylahan oo badanaa bilaha lixaad iyo toddobaad ku dhufta Berbera ayaa lagu soo warramayaa inay yihiin kuwa aad u xooggan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here