Dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa Faderaalka oo is garabsanaya iyo Alshabaab ayaa hadda ka socda deegaanka Qeycad oo udhaxeeya Bacaadweyn iyo Shabeelow.
Warar ayaa Gedo Radio uu helayo ayaa sheegaya in ciidankan oo markii hore ka soo ruqaansaday Bacaadweyn uu ujeedkoodu yahay deegaanka Camaara oo ka tirsan Gobolka Mudug.
Ciidamadan ayaana waxa hogaaminaya Wasiirka Amniga ee maamul goboleedka Galmudug Axmed fiqi iyo Senatorka aqalka saree e baarlamaanka federaalka ah Gen. Abdi Qeybdiid