Caruur ku geeriyootay magaalada Hargaysa

0
325

Magaalada Hargaysa ee Somaliland waxa ku geeriyootay laba caruur ah ka ka dib markii guri ku yaallo xaafadi Daami uu ka kacay dab xooga

Qaar ka mid ah dadka degan xaafadda Daami ayaa sheegay in dabka uu sidoo kale ku fiday gurya kale oo ka agdhawaa goobta uu dabka ka kacay.

Sida warka ka imaanaya Magaalada Hargaysa uu sheegayo Carruurta dabka ku dhimatay ayaa la sheegay in ay da’doodu u dhaxeeysay 4-jir illaa 6-sano jir.

Isbuucya ka hor ayeey aheyd markii sidaan oo kale dab ka kacay xaafad ku taallo Hargeysa ay ku geeriyoodeen Carruur yar yar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here