Warka habeen

0

Wasiirka Cusub ee amniga gudaha oo maanta xilka la wareegay

0
markii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Amniga Gudaha Soomaaliya waxaa uu ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta ku wajahan dalka Masar

0
a’iisal Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta ee  Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar waxaa ay ugu  baxayaan magaalada Qaahira ee Caasimadda...

Roob xoogan oo ka da’ay Hargeysa iyo khasaaro ka dhashay

0
Xalay Waxaa roob xoogan uu ka da’ay guud ahaan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Soomalilnad, waxaana roobka ka dhashay khasaaro dhaawac ah iyo burbur hantiyadeed. Ciidanka...

Muwaadin Soomaaliyeed oo COVID-19 ugu geeriyooday Koonfur Afrika

0
Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Xasan Cigaal oo 56-jir ahaa ayaa Cudurka Safmareenka ah ee COVID-19 ugu geeriyooday degaanka Malmesbury oo hoostaga Magaalada...

Garabka Cabdi Xaashi oo gudoomiye doortay.

0
Garabkii kale ee Gudiga Doorashooyinka Somaliland ee Cabdi Xaashi soo magacaabay ayaa iguna doortay Gudoonkoodii. Gudoomiye waxay u doorteen Suleyman Caydiid Cismaan, Gudoomiye kuxigeenna waxay...

Jubbaland Oo Sheegtay Inay Jawaab Ka Bixin Doonto Qaraxii Lala Eegtay Ciyaartoyda

0
Taliska Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Qaraxii gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta...

Wasiiro ka tirsan DFS oo ku wajahan Garoowe.iyo ujeedka oo…….

0
Wafdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Sida...

Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay sarakiil ciidan xili…..

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee  Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu dhawaan soo saaray wareegto uu ku dalacsiiyey 174-sarkaal oo...

Koox hubeysan oo xalay dil iyo dhaawac ka geystay Ceelwaaq.

0
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen hoyga uu degmadaasi ka degan yahay isku duwaha waxbarashada degmada...

Follow us

0FansLike
2,959FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news