Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Galmudug

0
686

Dagaal u dhaxeeya Ciidanka  Dowladda Federaalka Soomaaliya  iyo kuwa Al Shabaab ataa ka dhacayDeegaanada Sino-dhaqo iyo Labidulle

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan oo saacado badan uu ka socday degaanada Maamulka Galmudug.

Dadka degaanka ayaa kusoo waramaya in dagaalka uu yahay mid xooggan , islamarkaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Dhawr jeer Ciidanka Dowladda Federaalka  iyo kuwa Al Shabaab ayaa ku hardamay degaanada maamulka Galmudug.

Radio Gedo News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here