DEG DEG : Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Hiiraan

0
266

Gadiidka kuwa dagaalka ah oo ay la socdeen ciidanka Dowladda  ayaa qarax lagula eegtay inta u dhaxeeysa Degaanada beergadiid iyo Coomaad oo  u dhaxeeyo Beledweyne iyo Maxaas.

Qaraxa ayaa  ahaa miinada nooca dhulka Aaso, waxana la  sheegay in waxyeelo ay ka soo gaartay ciidanka Dowladda Federaalka

Inta la xaqiijiyay ku geeriyooday weerarkan geeriyooday laba qof oo kala ah askari  ka tirsan ciidanka dowladda iyo qof kamid ah maleeshiyaadka macaawiisleeyda halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay in weerarka qaraxa ah, kadib ciidamadu ay sameeyeen howl-gallo lagu baadi kooxihii ka dambeeyey falkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here