Diyaarad Rakaab ah oo ku sii jeeday Mandheera oo Ku Dhacday Ceelwaaq.

0
535

Diyaarad wayn ayaa lagu soo waramayaa in  maanta ay ku dhacday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Diyaaradan ayaa la sheegay in ay ku soo jeeday degmada Maandheera ee Waqooyi Bari Kenya .

Dadka degaanka oo aan la hadalnay ayaa sheegaya in diyaaradu ahayn rakaab , ilaa iyo hada lama xaqiijinta in ay jirto geeri ama khasaare kale.

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in ay diyaaraddaan ay sidday dad gaaraya illaa iyo 45 qof oo rakaab ah.

Radio Gedo News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here