Bayraktar TB2 oo ah diyaaradahaa lagu farsameyay dalka turkiga ayaa waxaa ay soo gaaren dalka ethiopia

diyaaradahaan ayaa waxaa ay qeyb ka yihiin dagaalka lagula jiro kooxda dowladu ay ugu yeerto argixgixso ee TPLF

imaanshahaan diyaaradahaan ayaa waxaa durba saameyntooda laga daremay goobahaa uu dagaalka ka socdo ee dalka ethiopaia

bishii augst ayey aheyd ka dib markii ra,iisulwasarahaa dalka ethiopia Abey Ahmed uu heshiis millater ay kala saxiixdeen madaxweynahaa dalka turkiga ,diyaaradahaan wax gumaado ayaa waxaa la wareegay dowlada dalka Ethiopia waxaana tiradooda lagu sheegay illaa 6 diyaaradood.

isha ; African intelligence

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here