Fiqi ‘’ Talaabada laga qaadayaa kooxaha dilalka ka gaysta Galmudug’’

0
291

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay  gacanta ku soo dhigi doonaan koox dilal ka gaystay degaanada maamulkaas

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in talaabo ay ka qaadi doonaan  cid kasta oo isku dayda waxyeelaynta Bulshada degaanka

Wasiirka ayaa sidoo kale intaas hadalkiisa ku sii daray in baaritaanno la sameynayo gacantana ay ku soo dhigi doonan kooxihi weerarkaas ka dambeyay.

Si kasta shalay degaano ka mid ah maamulka Galmudug waxa ka dhacay dilal loo gaystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here