Garabkii kale ee Gudiga Doorashooyinka Somaliland ee Cabdi Xaashi soo magacaabay ayaa iguna doortay Gudoonkoodii.
Gudoomiye waxay u doorteen Suleyman Caydiid Cismaan, Gudoomiye kuxigeenna waxay u doorteen Cabdishakuur Abiib Hayir.
Doorashadan ayaa kusoo aadeysa kadib markii garabka ra’iisulwasaare ku xigeenka iyaguna maanta gudoomiye doorteen.
Lama oga halka ay ku dambeyn doonto xaaladdan cakiran ee ka dhex aloosan gudiga hagaya doorashooyinka xildhibaanada laga soo dooranayo G/waqooyi ee Somaliland.