Maxkamada magaalada garoowe ee puntland xukun ku riday loo haysto in ay galeen dambiyo kala duwan
Ragaan Maanta la xukumay Ayaa waxa loo heystay in deegaanada puntland ay soo galin jireen waxyaabaha maanka dooriya gaar ahaana qamriga
waxaana maxkmaadu ay sheegtay in dambigaasi lagu soo eedeeyay ragaan lagu helay islamarkaasna lagu xukumay min 10 sano xabsi ah.
Maxkamadaha punland ayaa mudooyinkii dambe xukuno kala duwan ku ridaysay dad eedeeysanayaal ah.