MUQDISHO-radio gedo- Guddiga Doorashada golaha shacabka ee Banaadiriga ayaa soo gudbiyay 5 kursi oo dhawaan lafilayo in doorashadoodu ay ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyagoona sheegay in dhawaan iyana ay soo gudbin doonan jadwalka lagu qabanayo doorshadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here