Guddiga Doorashada oo Kulan La Qaatay Axmed Madoobe.

0
334

Magaalada Kismaayo ee Gobolka   Jubada Hoose waxa ka dhacay kulan looga hadlayay  arimaha doorashooyinka Jubbaland.

Kulanka  waxa uu dhaxmaray Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Guddiga doorashada Heer Federaalka kuwaas oo maalmahan ku sugnaa Kismaayo.

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa bogaadiyay howlaha shaqo ee ay hayaan guddiga waxa uuna sheegay in uu dhawaan soo gudbin doono xubnaha musharaxiinta Aqalka Sare.

Madaxwaynaha Jubbalad ayaa ka dhagaystay Gudigan waxyaabaha ugu waawayn  ee doorashada dalka iyo sidii loo dar dar galin lahaa doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here