Guulo la sheegay in laga gaaray doorashada dalka 2020-2021-ka

0
334

Xafiiska Ra’iisulwasaaraha xukumada Federaalka ayaa soo bandhigay Natiijada horumarka laga gaaray hanaanka doorashada dalka.

Qoraal loo qaybiyay warbaahinta ayaa lagu sheegay in  Ra’iisulwasaare  rooble meel aad u wanaagsan gaarsiiyay daadejinta doorashada dalka

Sidoo kale waxaa  uu xafiiska sheegay  in natiijo wanaagsan laga gaaray dadaalladii dib u heshiisiinta ee gobolka Gedo iyo guddigii uu ra’iisul wasaaraha ee magacaabay ee loo diray magaalada Garbahaarey.

Warka ka soo baxay xafiiska Ra’iisulwasaaraha ayaa sidoo kale lagu yiri ‘’ waxa sii socon doona dadaalka daadejinta hanaanka doorashada dalka’’

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here