Meelo badan oo dalka ah waxa ka socda socda diyaar garowgii ugu dambeyay ee doorashooyinka dalka oo lagu wado in todobaadkaan ay ka bilawdaan dalka.
Xubnaha Guddiyada doorashada dowlad gobaleedyada ayaa kulamo ka wada magaalooyinka dalka si ay u guda galaan arrimaha doorashooyinka aqalka sare.
Ra’iisulwasaaraha xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ka dhawaaqijiyay in dalka doorasho uu aaday , isla markaana in la xaliyay arrimo badan oo muran uu ka taagna kuwaas oo ay ka mid yihiin arinta gedo iyo tan Somaliland
Amaanka magaalooyinka dalka ayaa aad loo adkeeyay waxana la filayaa in musharaxiinta kuraasta ay gaaraan magaalooyinka ay doorashooyinka ka dhici doonaan