Magaalada Muqdisho xaafado ka mid ah maanta ciidanka Dowladda ayaa ka fuliyay howlgal la sheegay in amniga lagu sugayo.
Degmooyinka howlgaladan ay ka socdaan ayaa la sheegay in ay dhacaan waqooyiga magaalada Muqdisho
Saraakiisha Ciidanka Dowladda ayaa sheegay in howlgaladan ay yihiin kuwo lagu sugayo amniga caasimada