Howlgalo ka socda magaalada Kismaayo

0
394

Laamaha amniga maamulka Jubbaland ayaa qaaday talaabooyin ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga magaalada Kismaayo.

Talaabadan ayaa timid ka dib markii magaalada qarax  cayaartooy badan ay ku dhinteen uu ka dhacay magaaladaas

Waddooyinka magaalada Kismaayo  ayaa lagu arkayaa ciidamada oo wada dhaq dhaqaayo ciidan oo ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga

Saraakiisha Jubblanad ayaa sheegay in qaraxan gaariga loogu xiray cayaaryahanada ka qayb galayay tartan kubbad cagta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here