Koonfur Galbeed: Waxaa La Dhisay Golaha Wakiilada ee Qaban-doona Doorashada Aqalka Sare

0
261

Maamulka Koonfur  Galbeed ayaa magacaabay  xubnaha xildhibaanada golaha wakiilada ee qaban-doona Doorashada Aqalka Sare ee BF

Guddoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi ayaa qoraal uu soo saaray ku magacaabay Guddigan.

Koonfur galbeed ayaa noqonaya baarlamaankii 2-aad ee dowlad goboleedyada ah oo sidaasi sameeya kadib markii uu horay sidaa u sameeyey midka Jubbaland.

Si kasta degaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka mid ah meelaha lagu wado in ay ka dhacaan doorashada aqalka sare iyo tan Golaha shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here