Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Rooble oo Zoon ku wada hadlay

0
284

Kulan dhanka Zoomka ah ayaa dhaxmaray Ra’iisulwasaaraha xukuumada Fedeealka iyo madaxa maamul Goboleedyada.

Shirkan ayaa intiisa badan diirada lagu saaray arimaha la xiriira doorashooyinka dalka iyo sidii loo daadejin lahaa

Afhayeenka xukuumada Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in kulankan uu ku booriyay Ra’iisul Wasaaraha Madaxda Madasha Qaran in ay sida ugu dhaqsaha badan u qabtaan doorashada aqalka sare,

Ra’iisulwasaare  Rooble ayaa ku adkeystay in doorashada ay ku dhacdo waqtigeeda iyo in Galmudug laga taageero ladagaalanka argigixisada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here