Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa tagay degaano lagala Wareegay Al Shabaab.

0
245

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa  kormeeray ku tagay degaano lagala wareegay Al Shabaab.

Qoorqoor ayaa  tagay aaga deegaanka qaycad ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay la  wareegeen Ciidanka dowladda & kuwa Galmudug.

Inta uu kormeerka  ku jiray Madaxwaynaha Galmudug  waxa uu kulamo la qaatay  Saraakiisha  horkacaysa howlgalada ka socda Maamulka Galmudug.

Ciidanka Maamulka Galmudug iyo Kuwa  Dowladda Federaalka ayaa wada howlgal ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here