Home MUUQAALADA Madaxweynaha Madagascar oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

Madaxweynaha Madagascar oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

0
326

Madaxwaynaha dalka Madagascar ayaa lagu soo waramayaa  inuu ka badbaaday isku day dil sida ay ku waramayaan warbaahinta Caalamka

Saraakiisha Madagascar ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen laba qof oo faransiis ah kuwaas oo lugta la galay isku daygan la doonayay in lagu qaarijiyo Madaxwayne Andry Rajoelina.

Sidoo kale Laamaha amniga ayaa sheegay in isku daygaas lo ohayo dad kale oo ajaaniin ah kuwaas oo lagu soo oogi doono dacwad ciqaab ah

Wakaalada Wararka AFP ayaa ku waramaysa in dadka lo ohayo , qorshahan dhamaan ay wajahi doonaan Maxkamad

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here