Magaalada Muqdisho waxa ka jiro diyaarow xoogan oo la xiriira maalinta Ciiddul Adxa.
Magaalada Muqdisho waxa ka jira dhaq dhaqaaqi ugu danebayay ee maalinta wayn ee qiimaha ay uga fadhido , muslimka Islaamka
Dhaq dhaqaaqa xoogan ayaa ka jira maanta magaalada Muqdisho taas oo la xiriirta maalmaha farxada badan ee ciida
Goobaha dalxiiska ayaa ugu badan meelaha diyaargarowga uu ka jira ee aadka laga yaabo in mashquul ay u noqoto.
Gedo News