Maxaa Looga Hadlay Kalfadhiga 5-Aad Kulankiisa 5-Aad Baarlamaanka Galmudug?

0
15

Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa shir guddoominayey kulanka oo ay ku wehlisay Gudoomiye ku xigeenka labaad Faadumo Cabdi

Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaay,

1-Bandhiga & Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Ururada & Xisbiyada Siyaasadda ee Galmudug.

2-Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabannan ee Doorashada Galmudug.

Wasiirka Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka lawadaagay  ahmiyada uu uleeyahay Hindishe Sharciyeedka Arurada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee Galmudug, waxaana kala wareegay Guddiga Dastuurka Dib-u-hishiinta iyo Arimaha Gudaha Baarlamaanka Galmudug.

Sidoo kale Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabannan ee Doorashada Galmudug ayaa aqrintii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here