Maxaan ka ognahay dib u dhaca doorashada aqalka sare

0
302

Maanta ayaa lagu waday in degaanada qaar ee dalka ay bilaabato doorashada aqalka sare sida ku cad jadwadalka doorashada aqalka sare

Illaa iyo hadda madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka ayaanan soo gudbin liiska xubnaha musharixiinta ee u tartamaya kuraasta Aqalka sare ee dalka.

Maamul Goboleedyada dalka kama socoto ilaa iyo hada qorshaha ku aadan qabsoonida doorashada aqalka sare

Dad badan ayaa u arka talaaban in wax badan ay u dhimi karto doorashooyinka kale ee dalka sida Golaha shacabka iyo tan madaxtinimada dalka

Axmed Madoobe madaxweynaha Jubballand ayaa saacadaha soo socda la filaya in uu shaaciyo liiska xubnaha musharixiinta Aqalka sare ee deganada maamulkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here