Maxaan ka ognanay Shirka Rooble uu kaga qayb galayo London.

0
311

Maanta oo Talaad ah , waxa Magaalada London ee Dalka  Ingiriiska waxa ka furmaya Shir Caalami oo looga hadlayo arimaha waxbarashada dalka

Shirkan dhanka Soomaaliya waxa ka qayb galaya wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaaraha Dalka Maxamed Xuseen Rooble.

Soo dhawaynta Ra’iisulwasaare Rooble waxa ka qayb qaadanaya Bulshada magaalada London  ee dalka Ingiriiska.

Magaalada waxa lagu wadaa in Rooble uu  kulma kulmo madaxda ka qayb galaysa Shirka looga  hadlayo arrimaha Waxbarashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here