NAIROBI : Shir looga hadlayo amniga Qaarada Afrika ayaa ka furmaya

0
307

Shir looga hadlayoxaaladaha amni iyo nabadgalyo ee Qaaradda Africa ayaa ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirkan ayaa sidoo kale waxa diirada lagu saarayaa xasaraha ka taagan waddanka Itoobiya iyo sidoo kale khilaafka ka taagan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya.

Waxa ka qayb galaya Diblomaasiyiin ka tirsan golaha ammaanka ee Qaramada Miboobey, kuwaas oo ka soo jeeda waddamada Qaaradda Africa iyo sidoo kale dalalka Caribbean-ka

Inta uu socdo shirkan waxa  jiri doono kulamo gooni- gooni ah oo ay isku arki doonaan madaxda ka qayb galaysa Shirkan looga hadlayo Amniga Qaarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here