WARARKA

Koonfur Galbeed: Waxaa La Dhisay Golaha Wakiilada ee Qaban-doona Doorashada Aqalka...

0
Maamulka Koonfur  Galbeed ayaa magacaabay  xubnaha xildhibaanada golaha wakiilada ee qaban-doona Doorashada Aqalka Sare ee BF Guddoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi...

Hirshabeelle oo ka soo horjeesatay hadal ka soo yeeray Hadal...

0
Maamulka Hirshabeelle ayaa ka soo horjeeday hadal maalin ka hor ka soo yeeray xubno ka mid ah Midowga Musharraxiinta kaas oo ku saabsan in...

MUUQAALADA

BARNAAMIJYADA

Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Hambalyo U Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Madaxda Dowlaad Goboleedyada ayaa Hamalyo u diray Ciidanka Xoogga dalkla Soomaaliyeed, oo ay manta ku aaddan tahay 62 sabo guuradii kasooo wareegtay markii la...

Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Galmudug

0
Dagaal u dhaxeeya Ciidanka  Dowladda Federaalka Soomaaliya  iyo kuwa Al Shabaab ataa ka dhacayDeegaanada Sino-dhaqo iyo Labidulle Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay...

Beesha Caalamka oo looga Hadlay Doorashooyinka 2020-2021

0
Dalalka saxiibada Beesha  Caalamka ayaa  ka hadlay hannaanka doorashooyinka ka bilowday magaalada Kismaayo ee Gobolk Jubbaland . Qoraal ka soo baxay beesha Caalamka ayaa ayaa...

Barlamaanka Puntland oo fadhi aan caadi ahayn yeelanaya

0
Maanta oo Khamiis ah magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka  Puntland waxa ka qabsoonaya fadhiga 16-aad ee Kal-fadhigooda 48aad Mudanayaasha Barlamaanka Puntland ayaa  dood ka yeelan...

Diyaarad laga helay qaar ka mid ah meydadka rakaabkii la socday

0
Kooxaha gurmadka dalka Nepal ayaa soo helay meydadka 14 ruux oo la socday diyaarad shalay ku dhacday bariga dalkaas. Afhayeen u hadlay kooxaha gurmadka ee...

Arday Soomaaliyeed oo ku go’doonsan dagaalka Magaalada Mekelle ee Eithopia

0
Arday badan oo Soomaaliyeed ayaa ku go’doosan magaalada Mekelle ee dalka Eithopia halkaas oo dagaalo xoogan ay ka dhaceen. Warar Radio Gedo uu ka helayo...

Diyaarad Rakaab ah oo ku sii jeeday Mandheera oo Ku Dhacday Ceelwaaq.

0
Diyaarad wayn ayaa lagu soo waramayaa in  maanta ay ku dhacday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Diyaaradan ayaa la sheegay in ay ku soo jeeday...

The Definitive Guide To Marketing Your Business On Instagram

0
You're probably thinking that you know everything there is to know about the Rooftop Concert Series You're saying to yourself, it started in 1986...

Most commented

WAREYSI

FALLOOYINKA