Pentagon-ka oo faahfaahiyay weerar ay ka fuliyeen Mudug

0
249

Xukuumadda  Washington ayaa  faahfaahin ka bixisay duqeyn ay ka fuliyeen meelo ka mid ah dalka gaar ahaan koonfurta gobolka Mudug.

Waxa ay ka dhacday duqeynta sida la sheegay deegaanka Qaycad oo ay  gaareen ciidamada huwanta, sida ay sheegtay afhayeenad u hadashay Pentagon-ka.

‘’ Weerarkan oo dhanka cirka ah waxa lagu gacansiinayay ciidanka  huwanta si loo jabiyo Al Shabab ‘’ sidaas waxa sheegay afhayeen  u hadlay Washington.

Dowladda Mareynkanka waxa  ay xoojinaysa xoojinayo taageerada ciidamada Soomaaliya ayaa sidoo kale uu yiri Afhayeenka Pentagon-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here