Q.M oo Qalabka doorashooyinka ku Wareejiyay Maamul Goboleedyada Jubbaland.

0
278

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxa gaaray masuliyiin ka socotay xafiiska Q.M arrimaha Soomaaliya.

Guddiga doorashada Jubbaland ayay xubnahan ku wareejiyeen qalabka loogu tala galay in lagu qabto doorashada Aqalka Sare.

sanaadiiqda codbixinta iyo qalabka kale ee doorashada lagu qabanayo ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay Guddiga doorashada Jubbaland , taas oo ka dhigan in doorashadu ay qabsoomi doonto.

Radio Gedo News

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here