Rooble oo London kaga qayb galaya Shir Caalami ah

0
296

Ra’isulwasaaraha xil- gaarsiinta Xukuumada Federaalka ayaa lagu wadaa in magaalada London ee dalka UK kaga qayb galo shir loog hadlyo waxbarashada Caalamka.

Ra’iisulwasaaraha ayaa inta uu ku sugan yahay London la filayaa  qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedo shirkan oo ah mid caalami ah

Ilo ku dhaw Rooble ayaa Radi Gedo  u xaqiijiyay in halkaas Ra’iisulwasaaraha uu kula kulmo doono madaxda ka qaybta ah Shirkan caalamiga ah

Wixii ku soo kordha halkaan kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here