Waa Sidee Xaalada degaanada Galmudug oo dagaalo ay ka dhaceen.

0
390

Degaanada Gobolka Mudug wararka laga helayo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ururka al-shabaab kala wareegeen deegaanka Shabeeloow oo hoostaga gobalka Mudug.

Saraakiisha Galmudug ayaa warbaahinya u sheegay  in ay burburiyeen fariisimo ururka Al-shabaab ay ku lahaayeen deeganka .

Sikastaba deeganada galmudug ayaa waxaa ka socda dagaallo al-shabaab laga saarayo deeganada ay maamulkaasi kaga sugan yihiin Al-shabaab.

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Al Shabaab ay ka sifeyn doonaan goobaha ay kaga sugan yihiin Maamulka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here