Wafdi ka socda dalka Ireland Oo Muqdisho soo gaaray lama kulmay Madaxda Dalka

0
383

Maanta oo Khamiis ah waxa magaalada Muqdisho soo gaaray , wafdi heer caalami ah oo ka socda dalka  dalka Ireland,.

Garoonka diyaaradaha Aaden Ade waxa ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka.

Wafdigan ayaa waxaa horkacayey wasiirka difaaca Ireland Simon Coveney TD,  kuwaas oo kulamo la qaatay masuuliyiinta Dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa soo dhoweynta wafdigan qeyb ka ahaa agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Xasan Maxamed Saciid Samatar iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here