Warshad Ku Gubatay Magaalada Garoowe

0
263

Warshad sooo saarta  Isbuunyada ayaa ku gubatay magaalada Garooowe ee maamulka Puntland.

wararka ayaa sheegaya in dabka oo xoogana awgeed uu khasaaro gaarsiiyay warshadda Isbuunyada ee Tabaarak.

Maamulka degmada Garoowe ayaa  gurmad xoog badan ka gaystay  sidii loogu guulaysan lahaa daminta dabka.

Ganacsatada magaalada Garoowe ayaa dhankooda ku  baaqay in la xoojiyo adeegyada la xiriira  gurmadka gawaarida dab damiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here