Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay tirada dad uu soo ritay COVID-19

0
279

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay ay saacadihii la soo dhaafay dad badan oo dalka ah laga helay xanuunka Corona.

Wasaarada Caafimaadka ayaa soo bandhigtay tiro dad ah oo ay ku warantay in uu soo ritay xanuunka Corona

Sidoo kale waxa ay wasaaradu ay sheegtay in dad badan oo Gobolada ku sugan uu soo ritay xanuunka COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,603

Si kasta wasaarada Caafimaadka ayaa dhawr jeer sidan oo kale u soo bandhigtay dad badan oo uu soo ritay xanuunka Coronaha

Radio Gedo News

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here