Wasaaradda Difaaca Mareykanka Oo Ka Hadashay Xaaladda Ukarine

0
38

fhayeen u hadlay Wasaaradda Difaaca Mareykanka, John Kirby, ayaa warfidiyeenka u sheegay,warbixintii ugu dambeysay ee xalaadda Ukraine, wuxuuna yiri “waxaan aragnay calaamado muujinaya in dadka ree Yukreeyn ay aad u sii xoogeysanayaan, si aad u weyn ayay isu difaacayaan , oo hal-abuur leh, waxaynaa difacayaan meelaha ay aaminsan yihiin inay tahay meelaha ku habboon in la difaaco, sida aan ku aragnayba gooobaha sida koonfurta Kherson waxay sidokale isku dayayaan in ay dib u qabsadaan dhul kale. Afhayeenka ayaa sheegay in Ruushka uusan weli gaarin guulo lataaban karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here