Beesha Caalamka oo looga Hadlay Doorashooyinka 2020-2021

0
358

Dalalka saxiibada Beesha  Caalamka ayaa  ka hadlay hannaanka doorashooyinka ka bilowday magaalada Kismaayo ee Gobolk Jubbaland .

Qoraal ka soo baxay beesha Caalamka ayaa ayaa rajo wanaagsan looga muujiyey hanaanka ay ku bilaabatay doorashada Soomaaliya.

Sidoo kale beesha caalamka ayaa Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxda dolwad goboleedyada ugu baaqday in si aan dib u dhac lahayn ay u abaabulaan doorashada Aqalka Sare.

Wadamada soo saaray Qoraalkan ayaa kala ah;

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Denmark, Jabuuti, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Holand, Norway, Poland, Qadar, Ruushka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka, iyo Qaramada Midoobay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here