Odayaasha dhaqanka Koofur Galbeed Soomaaliya oo ka hadlay qabashada doorashada.

0
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda deegaanada dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegay in deegaanada maamulkaas aysan doorasho ka dhici doonin...

Beesha Caalamka oo looga Hadlay Doorashooyinka 2020-2021

0
Dalalka saxiibada Beesha  Caalamka ayaa  ka hadlay hannaanka doorashooyinka ka bilowday magaalada Kismaayo ee Gobolk Jubbaland . Qoraal ka soo baxay beesha Caalamka ayaa ayaa...

Caruur ku geeriyootay magaalada Hargaysa

0
Magaalada Hargaysa ee Somaliland waxa ku geeriyootay laba caruur ah ka ka dib markii guri ku yaallo xaafadi Daami uu ka kacay dab xooga Qaar...

Guulo la sheegay in laga gaaray doorashada dalka 2020-2021-ka

0
Xafiiska Ra’iisulwasaaraha xukumada Federaalka ayaa soo bandhigay Natiijada horumarka laga gaaray hanaanka doorashada dalka. Qoraal loo qaybiyay warbaahinta ayaa lagu sheegay in  Ra’iisulwasaare  rooble meel...

Garoow : 10 – Qof oo loo haysto dambiyo kala duwan ayaa xukun lagu...

0
Maxkamada magaalada garoowe ee puntland xukun ku riday loo haysto in ay galeen dambiyo kala duwan Ragaan Maanta la xukumay Ayaa waxa loo heystay in...

Wafdi ka socda dalka Ireland Oo Muqdisho soo gaaray lama kulmay Madaxda Dalka

0
Maanta oo Khamiis ah waxa magaalada Muqdisho soo gaaray , wafdi heer caalami ah oo ka socda dalka  dalka Ireland,. Garoonka diyaaradaha Aaden Ade waxa...

Kenyatta ‘’ Lama ogolaan doono in lagu soo xadgudbo dhulka Kenya ‘’

0
Madaxwaynaha Kenya ayaa jeediyay hadalo kulkul oo la xiriira inuusan u dulqaadan doonin in lagu xad gudbo dhulka dalkiisa . Hadalkan ayaa Uhur Kenyata sheegay...

Arday Soomaaliyeed oo ku go’doonsan dagaalka Magaalada Mekelle ee Eithopia

0
Arday badan oo Soomaaliyeed ayaa ku go’doosan magaalada Mekelle ee dalka Eithopia halkaas oo dagaalo xoogan ay ka dhaceen. Warar Radio Gedo uu ka helayo...

Barlamaanka Puntland oo fadhi aan caadi ahayn yeelanaya

0
Maanta oo Khamiis ah magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka  Puntland waxa ka qabsoonaya fadhiga 16-aad ee Kal-fadhigooda 48aad Mudanayaasha Barlamaanka Puntland ayaa  dood ka yeelan...

FAAHFAAHIN dheeraad ah oo ka soo baxaysa diyaarad ku dhacday Ceelwaaq

0
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya , Diyaarad xamuul ah oo ku dhacday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Wararka Gedo Radio uu ka helayo...

Follow us

0FansLike
2,959FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news