Home WARARKA

WARARKA

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Warka habeen

0

dhageeyso warka habeen ee radio gedo

0
warka habeen ee radio gedo soo jeediye cabdi cali caafi

Shirkii madaxda dowlad goboleedyada oo la sheegay inuu baaqday.

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu baaqday shirkii ay ku balansanaayeen madaxda maamul goboleedyada, kaasi oo lagu waday inuu beri ka furmo magaalada Garoowe...

Wasiirka Cusub ee amniga gudaha oo maanta xilka la wareegay

0
markii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Amniga Gudaha Soomaaliya waxaa uu ka...

Maxaa keenay inay kulan kale isugu imaanayaan Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan  aragga kaas oo ay ka qeyb galeen...

Qaraxyo ka dhacay meel ku dhow Safaaradda Maraykanka ee Kabul

0
Labo Qarax ayaa waxaa la sheegay inay ka dhaceen meel ku dhow Safaaradda Maraykanka iyo Qasriga Madaxtooyada ee magaalladda Kabul. Goobjoogayaal la hadlay Warbaahinta Sputnik...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta ku wajahan dalka Masar

0
a’iisal Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta ee  Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar waxaa ay ugu  baxayaan magaalada Qaahira ee Caasimadda...

Roob xoogan oo ka da’ay Hargeysa iyo khasaaro ka dhashay

0
Xalay Waxaa roob xoogan uu ka da’ay guud ahaan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Soomalilnad, waxaana roobka ka dhashay khasaaro dhaawac ah iyo burbur hantiyadeed. Ciidanka...

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo TeknoolojiyadaXukuumadda Soomaaliya,  Cabdi Sheekh Axmed, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka oo ka furmay caasimadda dalka Ivory Coast ee Abidjan. Shirweynahan...

Follow us

0FansLike
2,959FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news