Home FALLOOYINKA

FALLOOYINKA

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Roob xoogan oo ka da’ay Hargeysa iyo khasaaro ka dhashay

0
Xalay Waxaa roob xoogan uu ka da’ay guud ahaan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Soomalilnad, waxaana roobka ka dhashay khasaaro dhaawac ah iyo burbur hantiyadeed. Ciidanka...

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo TeknoolojiyadaXukuumadda Soomaaliya,  Cabdi Sheekh Axmed, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka oo ka furmay caasimadda dalka Ivory Coast ee Abidjan. Shirweynahan...

Odayaasha dhaqanka Koofur Galbeed Soomaaliya oo ka hadlay qabashada doorashada.

0
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda deegaanada dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegay in deegaanada maamulkaas aysan doorasho ka dhici doonin...

Wasiiro ka tirsan DFS oo ku wajahan Garoowe.iyo ujeedka oo…….

0
Wafdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Sida...

Howlgalo ka socda magaalada Kismaayo

0
Laamaha amniga maamulka Jubbaland ayaa qaaday talaabooyin ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga magaalada Kismaayo. Talaabadan ayaa timid ka dib markii magaalada qarax ...

Warshad Ku Gubatay Magaalada Garoowe

0
Warshad sooo saarta  Isbuunyada ayaa ku gubatay magaalada Garooowe ee maamulka Puntland. wararka ayaa sheegaya in dabka oo xoogana awgeed uu khasaaro gaarsiiyay warshadda Isbuunyada...

Fiqi ‘’ Talaabada laga qaadayaa kooxaha dilalka ka gaysta Galmudug’’

0
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay  gacanta ku soo dhigi doonaan koox dilal ka gaystay degaanada maamulkaas Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay...

DEG DEG : Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Hiiraan

0
Gadiidka kuwa dagaalka ah oo ay la socdeen ciidanka Dowladda  ayaa qarax lagula eegtay inta u dhaxeeysa Degaanada beergadiid iyo Coomaad oo  u dhaxeeyo...

Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Rooble oo Zoon ku wada hadlay

0
Kulan dhanka Zoomka ah ayaa dhaxmaray Ra’iisulwasaaraha xukuumada Fedeealka iyo madaxa maamul Goboleedyada. Shirkan ayaa intiisa badan diirada lagu saaray arimaha la xiriira doorashooyinka dalka...

Waa Sidee Xaalada degaanada Galmudug oo dagaalo ay ka dhaceen.

0
Degaanada Gobolka Mudug wararka laga helayo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ururka al-shabaab kala wareegeen deegaanka Shabeeloow oo hoostaga gobalka Mudug. Saraakiisha Galmudug ayaa...

Follow us

0FansLike
2,959FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news