Caruur ku geeriyootay magaalada Hargaysa

0
Magaalada Hargaysa ee Somaliland waxa ku geeriyootay laba caruur ah ka ka dib markii guri ku yaallo xaafadi Daami uu ka kacay dab xooga Qaar...

Puntland : Barlamaanka Maamulkaas oo fasax galay .

0
Maanta magaalada Garoowe ee Puntland waxa ka qabsoomay fadhiga 19-aad ee Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Puntland. Kulankan waxa si wadajir ah u Guddoominyay Guddoomiye...

Guddiga Doorashada oo Kulan La Qaatay Axmed Madoobe.

0
Magaalada Kismaayo ee Gobolka   Jubada Hoose waxa ka dhacay kulan looga hadlayay  arimaha doorashooyinka Jubbaland. Kulanka  waxa uu dhaxmaray Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo...

Pentagon-ka oo faahfaahiyay weerar ay ka fuliyeen Mudug

0
Xukuumadda  Washington ayaa  faahfaahin ka bixisay duqeyn ay ka fuliyeen meelo ka mid ah dalka gaar ahaan koonfurta gobolka Mudug. Waxa ay ka dhacday duqeynta...

Wafdi ka socda dalka Ireland Oo Muqdisho soo gaaray lama kulmay Madaxda Dalka

0
Maanta oo Khamiis ah waxa magaalada Muqdisho soo gaaray , wafdi heer caalami ah oo ka socda dalka  dalka Ireland,. Garoonka diyaaradaha Aaden Ade waxa...

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa tagay degaano lagala Wareegay Al Shabaab.

0
Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa  kormeeray ku tagay degaano lagala wareegay Al Shabaab. Qoorqoor ayaa  tagay aaga deegaanka qaycad ee Gobolka Mudug,...

Madaxweynaha Madagascar oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

0
Madaxwaynaha dalka Madagascar ayaa lagu soo waramayaa  inuu ka badbaaday isku day dil sida ay ku waramayaan warbaahinta Caalamka Saraakiisha Madagascar ayaa sheegay in gacanta...

Waa sidee xaalada Qooqaani oo ay dagaalo ka dhaceen ?

0
Iska hor imaad saacado badan socday ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay degaanka Qooqaani oo hoostaga degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkan...

Natiijada Wada-hadalka dhanka Telefoonka ee dhaxmaray Farmaajo iyo Amiika Qatar

0
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar,  Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani kuwaas oo ka hadlay xaalada dalka iyo...

Follow us

0FansLike
2,959FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news