Home WAREYSI

WAREYSI

From festivals in Florida to touring Dracula’s digs in Romania, we round up the best destinations to visit this October. As summer abandons Europe again this October, eke out the last of the rays and raves in Ibiza, where nightclubs will be going out with a bang for the winter break. When the party finally stops head to the island’s north.

Beesha Caalamka oo looga Hadlay Doorashooyinka 2020-2021

0
Dalalka saxiibada Beesha  Caalamka ayaa  ka hadlay hannaanka doorashooyinka ka bilowday magaalada Kismaayo ee Gobolk Jubbaland . Qoraal ka soo baxay beesha Caalamka ayaa ayaa...

Howlgalo ka socda magaalada Kismaayo

0
Laamaha amniga maamulka Jubbaland ayaa qaaday talaabooyin ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga magaalada Kismaayo. Talaabadan ayaa timid ka dib markii magaalada qarax ...

Warshad Ku Gubatay Magaalada Garoowe

0
Warshad sooo saarta  Isbuunyada ayaa ku gubatay magaalada Garooowe ee maamulka Puntland. wararka ayaa sheegaya in dabka oo xoogana awgeed uu khasaaro gaarsiiyay warshadda Isbuunyada...

Caruur ku geeriyootay magaalada Hargaysa

0
Magaalada Hargaysa ee Somaliland waxa ku geeriyootay laba caruur ah ka ka dib markii guri ku yaallo xaafadi Daami uu ka kacay dab xooga Qaar...

Puntland : Barlamaanka Maamulkaas oo fasax galay .

0
Maanta magaalada Garoowe ee Puntland waxa ka qabsoomay fadhiga 19-aad ee Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Puntland. Kulankan waxa si wadajir ah u Guddoominyay Guddoomiye...

Guulo la sheegay in laga gaaray doorashada dalka 2020-2021-ka

0
Xafiiska Ra’iisulwasaaraha xukumada Federaalka ayaa soo bandhigay Natiijada horumarka laga gaaray hanaanka doorashada dalka. Qoraal loo qaybiyay warbaahinta ayaa lagu sheegay in  Ra’iisulwasaare  rooble meel...

BERBERA : Kalluumeysatada Magaaladaas oo Shaqa joojin sameeyay .

0
Shaqadii Kaluumaysatada Berbera ayaa  hakad ku yimid ka dib dabaylo ku dhuftay xeebaha Berbera ee Somaliland. Waxa ay ku warameen Kaluumaystadan in xaalad adag oo...

Guddiga Doorashada oo Kulan La Qaatay Axmed Madoobe.

0
Magaalada Kismaayo ee Gobolka   Jubada Hoose waxa ka dhacay kulan looga hadlayay  arimaha doorashooyinka Jubbaland. Kulanka  waxa uu dhaxmaray Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo...

Fiqi ‘’ Talaabada laga qaadayaa kooxaha dilalka ka gaysta Galmudug’’

0
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay  gacanta ku soo dhigi doonaan koox dilal ka gaystay degaanada maamulkaas Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay...

Maxaan ka ognanay Shirka Rooble uu kaga qayb galayo London.

0
Maanta oo Talaad ah , waxa Magaalada London ee Dalka  Ingiriiska waxa ka furmaya Shir Caalami oo looga hadlayo arimaha waxbarashada dalka Shirkan dhanka Soomaaliya...

Follow us

0FansLike
2,959FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest news