Guddiga Doorashooyinka Oo Mar Kale Farriin U Diray Xildhibaaanda Lasoo Doortay

0
204

uddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa mar kale farriin ku aaddan dhaarinta Xildhibaanada u diray Xildhibaanadii shahaadada qaatay.

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa lagu yiri, “Waxaan halkan idinku wargelinaynaa in maalinta Khamiista 14-ka April, 2022 ay tahay maalinta la qabanayo munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada cusub. Waxaan Xildhibaanada Sharafta leh ka codsaneynaa in Saacaddu markay tahay 10:00AM, ay isugu yimaaddaan Hoolka Teendhada ee Afisooni. Waxaana si xushmad leh idiinka codsaneynaa inaad ilaalisaan waqtiga islamarkaana aad u soo diyaar garowdaan Munaasabaddaas.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here