Galmudug “ Hub ayaa kala wareegnay Al -Shabaab ‘’

0
385

Saraakiisha maamulka Galmudug ayaa sheegay inay hub ka qabsadeen Al-Shabaab.

Mar warbaahinta ay la hadleen Saraakiisha horkacaysa howlgalada ka socda degaanada Galmudug ayay sheegeen in Al Shabaab ay kala wareegeen degaano hor leh.

Wasaaradda amniga Galmudug ayaa sheegtay in howlgaladaas oo maalmo qaatay ay ku dileen 60 kamid ah dagaal-yahanada Al-Shabaab,

Madaxwaynaha maamulka Galmudug ayaa goor hore shaaciyay in ay sii socon doonaan howlgalada ay ku sugayaan ammaanka Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here